KERWIN
Inta ay qarkood ku cadhsanayan
Siday wixii a hadhay uu dhameyan
Kuwaakale way cidayan
Siday hawl uu helaan
Ay waliba
dhimashada adiga
Kugu
horaysinayan
Siddi
cusuriyada dhashka
Labadinuba
waad garanaysiin
In
ay bentahay
Waliba haadi
ay runtahay
Maxay badilay saa
Suuladidaa
dadanaysii
Waxay
uu shaqaraysaa sidii silsiladaha
Silsiladihii
ay ku raren madaygii
Cadanku
gumaysanayen
Cajayib sirta ay helen
Siday
rag ugu qasban gumaysii
Ilah waa
oogyahay inu lisku dhera
Dhulwayn bay
qadanii
Magacdii
kuwii ay dhawecen
Lamagartanadii
ay dilen
Ah!
Yurup, xadhig, xadhig
Qortii dadkayga
Wixii aad
samaysan amba aad qadatayba
Maxadkale
ood rabta?
Ha, way
iskav tagen oo walibaa
Siday uu aarkan dhemenkii lagaxaday
Oo ciirkaga ku shraxan
Anigu, umad
miskin, jidh madaw
Waxad
notahay dhul latagoo oo lagudhintoo
KERWIN
Ninkii madoba ee
horeyay ee lugaha nigaa
America
Adon
laga ibsaday
Hollandiis
bu ahaa
Kerwin,
wad ka duwantahay
Kuwii
ku dhintay cusuriyada
Wayo tarikhda
dhimasha midabkagu
Laba
benaykarayoo
Dhibic dhig
aa oo kursi taxi ku tala
Way
ka qimo weyned dholoshadu
Waa
wahad ugu dhimatay dariqa
Dhawac
midiyed.
Gortay raban
iin ay qof dilaan
Waa gortay
dhigu wali kulul yahay
In aan iswaydino
Kuma ku xiga?
Xasusoo
saxibadadii aktada
Ka duwana
Ee iyagu ana
istimaleyn
Midabtakor
kuwa kale
Saxib wa
saxib wa saxib wa saxib
Maha midabka jidhkisa
Lakin wa sida uu yahay
Waxa!
Nacabku ma dulqato
Wata cusuriyadu halke
Kaso galesoo
Cusuriyadu wahay
tahay wax
Aan
tarikhda ku haysano
Waxay
burburisa ninka
In
ka badan cudurada
Dadku wa nole hadana wa dhinte
Sidabey
dabecadu rabta
Ma
aha wad madoydahay
Kerwin, uguma aad horen
Lakin
waxan rabna iin aad ugu dambesid
Waxan
rabna dhamadka fascime
Waliba dagdag ugu dhaqaqno.
-
KERWIN
- Qof
pa ma aminsano �Kerwin pa ma aminsanen-
- Hadii uu aminsana, uu nolanlaha
-
Balse ma aminsanen
-
Midabtakorka, fascisme,
Adolphe-Hitlerisme
-
Ama islawaynida dhashka
-
Qof pa ma aminsanen
-
In ay jirto wax lagu magacabo
midabtakor
-
Gorkaste waa waxkale
-
Ma aha midabkaga
-
Waa sida aad u dhaqanti
-
Ayay yirahdan
-
Aya garanaya sababtay helidonan
-
Midabtakor waa wax
-
U qof pa
aminsanen
-
Waliba marka u nin madoy u
dariqa ku dhinto
-
Qof pa ma aminsana
-
Indho xiran waxpa lagama arko
-
Dhagar midab, sabab
-
Qofpa ma aminsana � hadana waa
run
-
Kerwin pa ma aminsanen
-
Maxad adigu ku amini ?
-
Ode muxu ku aminilaha ?
-
Qofpa ma aminsana midabtakorka
-
Sidii u qofpa u aminsanen
salaadi
-
Umadi
rer Vietnam
-
Ee nabad ku nolashaha
-
Ma aminsanen in ay madaygu
-
Ay xor noqondonan
kadib 400 oo sanadod
-
-
Ma aminsanen, ma aminsanen.
-
In
aan xaq u lenahay in aan nefsano
-
Qofpa ma aminsano in u
midabtakor jiro
-
Dadku wa dad
-
Xaq u le in ay ku noladan farxad
iyo xoriyad
-
Farxad iyo xoriyad
-
Qofpa sida ma aminsana in ay
sidasii dhicikarayso
-
Ilen qofpa ma aminsana
-
Iyagupa ma aminsana
-
Waxa ay indhahogu ay arkayan
-
Cadaladarada � bililiqada �
bila dadnimada
-
Maya,
ma aminsana.
-
Dugag nimadii aya cadi u noqotay
-
Waliba, waliba, waliba cadi
-
Dugag nimada ka dabecada
-
Aya in ay ficantahay lagu
aminey
-
Sixir dhig
-
-
-
-
Somali translation
-
by Raoul Hassan Are
-
-